Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sababaha ay u korortay kalluun cunidda Somaliland

Sanadahan dambe waxaa soo badanyaya tirada dadka Soomaalida ah ee cuna kalluunka, halka markii hore ay ka cuni jireen hilibka xoolaha.

Kalluumeysatada maxalliga ah ayaa xilligan kalluun badan oo badda ay ka soo jillaabtaan waxay keenaan dekedda yar ee doonyaha kalluunka loogu talo galay ee magaalada Berbera.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa tegay dhowaan dekedaasi warbixintan ayuuna inooga diyaariyay.