Su'aalo kedis ah oo ku saabsan Boqoradda

Boqoradda dalkan Britain Elizabeth II ayaa u dabaaldegeysa sanadguurada 90aad ee dhalashadeeda - iyada oo in ka badan 60 sano ahayd boqorad.

Haddaba isku day inaad ka jawaabto su'aalahan kediska ah oo ku saabsan boqoradda ugu wakhtiga dheer adduunka.