Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xiriirka cuntada iyo caafimaadka

Waayadan danbe waxaa bulsahada Soomaalida ku batay cudurada xidhiidhka la leh Cuntada, sida macaanka, dhiig karka, iyo xayrta dhiiga kuwaas oo ah qaar khatar ah.

Magaalada London waxaa ka jira urur la yiraa unique nutrition, oo ay sameyeeyn hablo Soomaliyeed oo ka wacyi galiya bulshada Soomaalida arrimaha cuntada iyo nafaqooyinka.

Farax, Farxiya iyo Sucaad oo wax ka bartay jaamacada Westminster. Cabdiraxamaan Bidhaan ayay uga warameen.