Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Galmudug oo ka jawaabtay eedaynta Soomaalida Itoobiya

Maamulka Galmudug ayaa beeniyey in uu ka dambeeyey dagaal ka dhacay xadka dhanka Itoobiya sida ay ku eedeeyeen masuuliyiinta Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Wasiirka amniga ee galmudug Cusman Ciise Taar-dhuleed oo BBC-da u waramay isagoo jooga magaalada cadaado ayaa sheegay in booliis Itoobiyaan ah ay ay gudaha Soomaaliya soo galeen dad rayid ahna waxyeelooyin ugu geysteen..

Taar-dhuleed wuxuu u waramay Cabdinuur Sheekh Maxamad Isxaaq.