Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

5 sano ayaa laga joogaa dilkii Cusama

Shan sano ayaa hadda laga joogaa markii la dilay hogaamiyihii hore ee Al-Qaacida Osama Bin Ladin. Waxaana jirta in awoodii ururkaasi ay sii yaraanayso.

Sidoo kale dilkii Cussama ka dib waxaa soo baxay oo dhashay ururka loo maara la yahay ee Daacish oo gacanta ku haya gooba abdan oo ka tirsan Ciraaq iyo Suuriya.

Dad badan ayaa is weydiinaya Cusama kadib maxaa isbadalay.

Dr Sacad sheekh Cismaan oo ah khabiir arimaha caalamka ayaa arrimhaasi uga waramay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh