Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dabaaldagyo ka socdo magaalada Leicester

Kooxda Leicester City ayaa ku guulaysatay horyaalnimada Ingiriiska, tanina waxay noqonaysaa mid ka mid ah taariikhaha ugu waawayn ee dhanka ciyaaraha.

Barbarihii 2 iyo 2 ahaa ee Tottenham ay la gashay Chelsea ayaa sababtay guushaas cajiibka ah ee ay gaartay kooxda uu hogaamiyo tababare Claudio Ranieri.

Qaabkii looga dabaaladagay magaalada Leicester ayaa waxaan ka waraysanay Maxamed Xaashi oo deggan magaaladaasi.