Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Weriye seddax jeer ka badbaaday qaraxyo

Hay'adda Xuquuqda Aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in Alshabaab iyo dawladaba ay isticmaalaan xeelado ay ku doonayaa in warbaahinta ay u isticmaalaan danahooda.

Illaa iyo 10 weriye ayaa Soomaaliya lagu dilay labadii sano ee la soo dhaafay.

Cabduqaadir Cumar Cabdulle oo ah weriye seddax jeer ka badbaaday qarxayo oo hadda ku sugan Nairobi ayaa ka waramay khatarta ay suxufiyiinta Soomaaliya ku shaqeeyaan.