Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dawladda oo ka hadashay gabadha is gubtay

Gabar Soomaaliyeed oo 21 jir ah oo magan-gelyo doon ahayd ayaa loo qaaday isbitaal ku yaalla dalka Australia iyada oo xaaladdeedu ay liidato.

gabadhan ayaa isku gubtay gudaha xarun lagu hayo dadka magan-gelyo doonka ah oo ay Austrlia ku leedahay Jaziiradda Nauru.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sheegay in xaaladda gabadhaasi uu maanta kala hadli doono safiirka Australia ee Kenya u fadhiya.

Wuxuu u waramay Cabdirsaaq Xaaji Catoosh