Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Baarlamaanka Somaliland oo diiday xeerka qandaraasyada dowladda

Baarlamaanka Somaliland ayaa cod aqlabiyad weyn ku diiday xeer fadhiyadii ugu danbeeyay ay doodiisu ka socotay oo ah xeerka qandaraasyada dowladda.

Gudoomiyaha gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida dowladda xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe, ayaanu ka wareysanay sababta ay mudanayaasha u diideen ansixinta xeerka qandaraasyada.

Axmed Saciid Cige ayuu u warramay.