Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaal ka dhacay Toorotoorow oo diyaarado ka qayb qaateen

Iska hor’imaad kooban ayaa xalay ciidammo watay labo diyaaradood oo ah nooca qumaatiga u kaca iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Tooratoorow oo qiyaastii 80 km dhinaca koonfureed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Haddaba wararka ku saabsan weerarka Tooratoorow waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaha BBC Ibraahim Maxamad Aadan.