Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tiknolojiyada iyo lacagta

Shirka dhaqaalaha adduunka ee Afrika ayaa ka socdo magaalafa Kigali ee dalka Rwanda. Haddaba waxaynu eegeynaa waxa ay uga dhigan tahay Soomaalida isbeddelka tiknoloojiyada.

Farhan Mohamed Jimale ayaa arrimahaas ka wareystay Abdullahi Jama Mohamud oo kaa faallooda arrimaha dhaqaalaha iyo ganacsiga.