Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ansixinta hannaanka doorashooyinka Soomaaliya oo lagu kala aragtiyo duwan yahay

Xildhibaannada baarlamanka ayaa ku kala aragtiyo kala duwan go'aanka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu shalay awood fulineed ku ansixiyay heshiiskii hannaanka doorashooyinka dalka ee uu muranka badani ka taagnaa.

Haddaba halkan ka dhageyso xildhibaan Cabdilaahi Goodax iyo xildhibaan Cabdi-Barre Yuusuf Jibriil oo aragtiyahooda BBCda uga warramay.