Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabayga Kaduudiyaha ee abwaan Guure.

Cudurka Soomaalidu u taqaanno kaduudiyaha, ayaa lagu soo warramayaa in uu haatan faro ba'an ku hayo degaanno ka tirsan dhulka Soomaalida.

Magaalada Mandheera ee woqooyi-bari Kenya, ayaa la sheegayaa in cudurka uu sababay in xaafadaha qaarkood aanay jirinba cid u dhaqdhaqaaqda.

Haddaba Suheyba Badqas, ayaa wareysatay Cismaan Cabdullahi Guure, ( Abwaan Guure) oo haatan ka hor uu cudurkaas ku dhacay, kana gabyay.