Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Beeralleyda Hargeysa oo biyaha iibinaya.

Biyo yaraanta ka jirta magaalada Hargeysa awgeed, ayaa Beeralleyda bustaanada khudaarta laga beero ee gobolka Hargeysa, waxay haatan door bideen in biyaha ceelashooda ay ka iibiyaan booyadaha usoo dhaamiya magaalada oo qaali ah.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa tegay suuqa weyn ee badhtamaha Hargeysa ee khudaarta lagu iibiyo oo warbixintan nooga soo diray.