Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xasan Sheekh: Qaxootiga qasab laguma celin karo

Madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wada hadal ku 'aadan dib u celinta qaxootiga uu la gali doono Madaxda dalka Kenya,

sidoo kale waxa uu hoosta ka xariiqay in dadka qaxootiga ahi uu dalkooda u bahanyahay balse waqtigan uusan ahyn waqtigii ku haboona in dadkaasi la celiyo.

Waryaha BBC-da Cabdiraxman Kronto oo istanbuul joogo ayuu u waramay.