Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nolosha tahriibka Libya.

Mid ka mid ah Soomaalida Libya u tahriibtay oo rajo ka qabay inuu yurub gaaro, ayaa Libya telefoon uu ka soo diray wuxuu bbc u sheegay in muddo lagu haystay dhul beero ah oo ku yaal banaanka magaalada Tripoli. Ninkan oo codsaday in aanaan magaciisa sheegin, waxaa aakhirkii u suuragashay inuu ka soo baxsaday kooxdii uu u afduubnaa. Wuxuuna telefoonka ugu warramay wariyaha BBC Osman Abdi Hassan.