Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda Kubbadda koleyga Somaliland

La taliyaha xoghayaha guud ee xiriirka caalamiga ah ee kubbadda koleyga ee FIBA, Lubomir Kotleba ayaa dhawaan booqday Magalaada Hargeysa, halkaasi oo uu wadahadallo la yeeshay mas'uuliyiinta wasaaradda sportiga Somaliland iyo xiriirka kubadda koleyga.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa booqashadaasi ka wareystay guddoomiyaha xiriirka kubadda koleyga ee somaliland Maxamuud Xasan Qodax.