Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hiiraan: Saameynta fatahaadda wabiga.

Magaalada Buuloburte waxaa soo gaaray dad ka soo barokacay magaalada Beledwayne oo wabiga Shabele uu ku fatahay.

Maamulka degmada, ayaa sheegay in dadkaasi ay sii kordhiyeen culeyskii horey u haystay magaaladan.

C/casiis Duurow Cabdi oo ah guddoomiyaha degmada Buuloburte, ayaa arrintaas uga warramay Cisman Cabdi Xasan.