Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Seddaxda haween ee Afrika ugu sareysa

Jariidadda Forbes waxa ay xulatay 100 ka dumarka ah ee caalamka awooda ku leh.

BBC Africa waxa ay kuu diyaariyay taariikhda seddaxda haween ee Afrika ugaa jirto diiwaankaasi.