Dahir Ahmed Farah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi mucaaradka Djibouti

Magaalada London waxaa iyo meelo kale oo tirsan Yurub waxaa booqasho dhowaanahan ku marayay Dahir Ahmed Farah, oo ah guddoomiyaha xisbiga u weyn mucaraadka dalka Djibouti ee MRD.

Haddaba Dahir wuxuu nagu soo booqday daarta BBC ee London oo uu uga waramay Farxaan Maxamed Jimcaale socdaalkiisa.