Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Arday ciidannimo ka barata dalka Turkiga

Dalka Turkiga waxaa ku sugan dhallinyaro badan oo Somali ah oo kujirta tabar ciidan.

Ardeydaasi waxay bartaan kulliyadaha ciidamada ee kala duwan, sida kuwa cirka, badda iyo dhulka.

Qaar kamid ah ardeydaasi waxaa la kulmay Cabdiraxman Koronto oo Weydiiyay marka hore inay ku bilaabaan magacyadooda iyo waxa ay kala bartaan.