Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhagayste barnaamijyada BBC-da diiwaangeliyo

Dhagayste waligaa ma maqashay nin dhagayste ah oo duuba hadana qora dhamaan barnaamijyada BBC-da laanta afsoomaliga ka baxa

Waa Cabdiwahaab Dayib Sheekh Jaamac oo Cabdi geesi loo yaqaano Oo ku nool magaalada Boorama.

Ninkan waxuu mudo sanado ah duubayay isla markaana buugaag ku qoraa idaacad walba oo BBC ka baxda.

Waxuu qoraa, qofka warka aqriya, kan barnaamijka soo saara iyo waliba qodobada idaacada lagu soo qaato.

Waa wax layaableh,

dhowaan mar aan booqday magaalada Boorama ayan la kulmay sheekadan ayaana na dhexmartay