Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Joojinta dagaal dhowaantan ka dhacay Carmo

Odayaal dhaqameed iyo hogaamiyeyaasha xagga diinta ayaa wada dadaal ay ku doonayaan in xabbad joojin looga gaaro xurguf gelinkii hore ee arbacada deegaanka Carmo ee gobolka bari ku dhex martay laba ciidan oo hubaysan.

Xurgufta ayaa u dhaxaysay miliishiyo daacad u ah guddoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad Gallan iyo askar ka tirsan ciidanka maamulka Puntland.

Dadka ku baxay deminta colaaddaas waxaa ka mid ah Sh. Axmed Yuusuf Daad, wuxuuna u warramay Farah lamaane