Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciidamada AMISOM oo mushaar la'aan ah

BBC-da ayaa ogaatay in qaar ka mid ah ciidamada Amisom ee Soomaliya ka howgala aysan wax mishaaharaad ah qaadain sanad barkiisa.

Arinkan ayaa imanaysa iyadoo xoogaga Amisom ay la kulmayaan weeraro kaga imanaya kooxda Alshabaab

Dowlada Uganda ayaa ah tan ugu ciidanka badan Amisom dalka soomaliya.

Waxayna dhowaan sheegtay inay Uganda ciidankeeda kala baxayso Soomaliya sanadka soo socda ee 2017-ka

Catherine Byaruhanga ayaa dhowaantan la safartay ciidamada AMISOM, lana tagtay illa qoryooley, warbixin ayeyna ka diyaarisay. Cabdirasaq Xaji Catoosh ayaa soo jeedinaya.