Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Suuqyada saamiyada Asia oo soo kabanaya maanta

Suuqyada saaka oo Isniin ah ayey dib u furmayaan. Waxaana weli jiro hoos u dhac dhanka saamiyada ah iyo sarifka lacagaha.

Prof Xuseen Warsame oo ku taqasusay dhaqaalaha oo ku sugan Suuqa saamiga ee ugu weyn Asia ee Shanghia ee ku yaalla dalka Shiinaha ayaa qadka Telefoonka iigu warramay.