Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

US oo safiir cusub u magacawday Somaaliya

Safiirka cusub ee Mareykanka uu dhowaantan loo magacaabay Somaliya ee loo dhaariyay shaqadaasi ayaa ka hadlay xaaladaha ugu dambeeya ee Somaliya.

Stephen Schwarts oo ka hadlay weeraradii ugu dambeeyay ee Alshabaab iyo shaqada AMISOM ayaa tilmaamay in baahi degdeg ah loo qabo in ciidamada qaranka ee Somaliya la xoojiyo.

Maxamed Xaji Xuseen Shiine ayaa afaafaahinta warkaasi inoo haya