Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Midowga Yurub iyo ka bixida UK

UK ayaa u codaysay inay ka baxdo Midowga Yurub afti loo qaaday ka dib. Waxay saamayn doontaa Britain iyo waddamada ku jira Midowga Yurub.

Wali ma aysan bilaaban wadahadalka xiriirka cusub ee ka dhaxayn doona Uk iyo Midowga Yurub.