Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Biyo la'aan ka taagan deegaanka Siyeelow

Magaalada Siyeelo ayaa laga soo sheegayaa biyo la'aan kadib markii roobabkii ay u di'i waayeen sidii la filayey.

Dadka ugu badan ee arrintaasi ay saameysay ayaa ah xoolo dhaqatada oo hadda ku dadaalaya inay xoolohooda ka badbaadiyaan biya la'aanta oo sababtay daaq xumo.

Maxamed Guleed waa gudoomiye ku xigeenka Siyeelow, Axmed Xaji xasan ayuu u warramay