Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixinta Chilcot ee Ciraaq

Toddobo sano baaritaan lagu samaynayay Britain iyo dagaalka Ciraaq ayaa warbixin soo baxday maanta, lagu ogaanayaa wixii ka soo baxay, baaritaanka ayaa dhaleeceeyay hayadaha dowladda iyo dad dhowr ah.

John Chilcot oo hadlay ayaa sheegay in talaabada milatari lagu dagdagay.

UK ma aysan isku dayin si nabad ah ay Saddam Xuseen hubka uga dhigto si ay xal u hesho, intaysan weerar ku qaadin Ciraaq, ayuu sheegay godoomiyaha baaritaanka Britishka ee dagaalka Ciraaq.