Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay tahay sababta ay AMISOM Soomaaliya uga baxayaan

Ururka Midowga Afrika ayaa waxa ay isku raaceen qorshe ay ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ugala bixi doonaan Somalia, Marka la gaaro december 2020.

Sida uu sheegay golaha amniga iyo nabadda ee AU, ciidamada hadda jooga Somalia oo gaaraya 22 kun askari waxa ay bixidooda bilaabaneysaa 2018ka.

Laakiin ka hor inta aysan bixin waxaa awoodda gacanta lo gelinayaa ciidamada Soomaaliya.

Haddaba Qorshaha AU muxuu uga dhiganyahay Soomaliya, waxaan suashaasi iyo kuwa kaleba weydinay General Maxamed Nuur Galaal oo ahaa sarkal sare oo meleteri ah, waxaa uu u waramay Farxan maxamed jimcaale