Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Faadumo Qaasim oo abaal marin heshay

Faadumo Qaasim Dayib oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa ku guulaysatay abaalmarinta haweenayda Afrika ee sanadkan,

Abaalmarintan ayaa waxaa la gudoonsiiyaa shakhsiyaadka iyo hay'adaha loo aqoonsado in ay horumar ku soo kordhiyeen qaaraddan Afrika.

Haddaba abaalmarinta maxay uga uga dhigantahay gabadhan.

Wariyaha BBC Cabdifataax Ibraahim Cagaye ayaa khadka taleefanka ku waraysatay Faadumo Qaasim.