Hargeysa qalliin
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland oo ay ku soo kordhayaan dumarka lagu soo qalo ilmaha markay fooshaan

Somaliland ayaa waxaa ku soo kordhaya dumarka lagu soo qalo ilmaha markay fooshaan iyo dumarka ku dhinta xilliga foosha.

Dr Faadumo Xaashi Iimaan (Afriik) waa madaxa qeybta dhalmada iyo cudurada haweenka ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

Weriyaha BBCda ee magaaladaasi, Axmed Saciid Cige, ayaa haddaba ka wareystay xaaladahaasi dumarka umul-raaca iyo dhimashada caruurta, laakiin wuxuu marka hore weydiiyay cudurada ku dhaca dumarka xilliga uurka?