Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo goobihii ay qaraxyada ka dheceen maanta

Xaaladda ayaa hadda degan, nawaaxiga xerada Xalane iyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

halkaasi saaka waxaa ka dhacay laba qarax oo ugu yaraan 13 qof ay ku dhinteen.

Halkan ka daawo fiidiyow muujinaya sida xaaladda ay tahay.