Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ardeyga keli ah ee Soomaali ah ee wax ka barta Rwanda

Jabarti Axmed Dahir, waa qofka keli ah ee Soomaaliga ah ee deeq waxbarasho ka helay dalka Rwanda, waana Soomaali ahaan keligii.

Axmed Xaji Xasan ayaa ku la kulmay magaalada Kigali ee dalka Rwanda oo wareysigan la yeeshay