Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kullan doorashada ku saabsan oo madaxda Soomaaliya ay yeelanayaan

Xubnaha hoggaamiyaasha madasha ayaa lagu wadaa in ay manata gaaraan magaalda Muqdisho halkaasoo lagu wado in uu ka bilawda kulan looga arinsanaya arrimaha doorashada.

Waxaa la filayaa in go'aan ay ka soo saaraan madaxda xilliga doorashada ay dheceyso iyo haddii dib loo dhigayo.

Ajandayaasha ugu waaweyn ee ay ka wada hadli doonaan waxaa kamid ah sugidda amniga goobaha doorashada iyo soo xullida xildhibaanada iyo xubnaha aqalka Sare.

Cabdirashiid Xaashi waa madaxa hay'adda cilmi baarista ee Heritage, wuxuuna ka faaloodaa arrimaha Somaliya, Axmed Xaji Xasan ayuu u warramay.