BBC Somali

War > Warar

Bayern 1 - 1 Chelsea

Facebook Twitter Google+
19 Mey 2012 23:43
taageerayaasha Bayern

Chelsea iyo Bayern ayaa cayaar aad u kulul ay ku dhex martay Jarmalka.

Hal iyo hal ayay maryesaa. cayaartiina wey dhammaatay.

Waxay u tartamayaan horyaalka horyaallada Yurub.

Daiiqado ayaa hadda cayaarta lagu darayaa si loogu kala baxo.

Cayaarta inteeda badan waxaa gacan sarreysay Bayern. Weerarro aan kala go' lahayn ayay ku haysay Chelsea. Fursdao badan ayay bayern iska lumisay.

Laakiin daqiiqadii 83 ayay gool madaxa ku dhalisay.

Chelsea oo u muuqatay in xooggeedu difaac yahay, ayaa iyaduna soo rogaal celisay oo daqiiqadii 88 gool madaxa ku dhalisay.

Calaamadayso

Email Facebook Google+ Twitter