BBC Somali

War > Warar

Maanta ayaa la qabanayaa araajida

Facebook Twitter Google+
2 September 2012 20:22
Doorashada Soomaaliya

Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa maanta qabanaya araajida dadka u sharaxan madaxtinimada Soomaaliya.

Qabshada codsiyada ayaa waxa ay socon doontaa ilaa Lixda bishan Sebtember.

Shalay xubnaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay ansixiyeen shuruudaha looga baahan yahay inay soo buuxiyaan dadka u tartamaya madaxtinimada Soomaaliya.

Shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta ayaa ah sidan:

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in la qabto 10 bishan Sebtember.

Calaamadayso

Email Facebook Google+ Twitter