BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Khamiis, 03.07.2003 - 17:59 Wakhtiga London
Shirka dhaqanka ee Jabuuti oo xirmay

Maxamed Daahir - Jabuuti

Shirkii toddobaaka hal-abuurka soomaalida ee maalmahan ka socday magaalada Jabbuti ayaa la soo gabagabeeyay.

Shirkaasi ayaa looga dooday arrimo kala duwan oo la xiriira afka soomaaliga iyadoo isla markaana waxyaabo badan oo lagu soo bandhigay.

Intii uu shirkani socday ayaa waxaa hareeyay doodo ku saabsan qodobbo aad u tira badan kuwaasoo la xiriiray afka somaliga iyadoo laga eegayo wejiyo kala duwan.

Qoraaga caanka ah ee Nuuraddiin Faarax oo qabanqaabiyay Shirka

Waxyaabaha doodaha adag ka dhexdhaliyay shirwaynahan waxa ka mid ahaa buug lagu soo bandhigay shirkan kaasoo dejinaya xeerar cusub oo lagu fariisinayo asalka iyo qaabka uu u dhisan yahay afka somaaliga.

Waxa uu buuggani tilmaamayaa in meelo badan oo afka somaliga ka mid ah dib loogu noqdo isla markaana waxyaabo badan laga baddalo kuwo kalana lagu kordhiyo.

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.