BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
27 Agoosto, 2008, 13:04 GMT; 16:04 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dood ku saabsan doorka dumarka
 

 
 
haween
Doodda haweenka Soomaaliyeed ee Mareykanka
Burburka xoogga leh ee ka dhacay waddanka Somalia waxa uu saameyn ku yeeshay nolosha qoysaska Soomaaliyeed ee ka soo cararay waddanka Somalia.

Dagaallada Somalia ka soconaya mudada dheer waxa ay sababeen in boqolaal kun oo Soomaali ah ay isaga hayaamaan waddanka oo ay qaxooti ku noqdaan qurbaha.

Waxaa isbeddel ku yimid nolosha qoysaska Soomaaliyeed, gaar ahaan farqiga u dhexeeya aqoonta waxbarasho ee waalidiinta iyo carruurtooda, iyo weliba tan ragga iyo dumarka oo saameyn weyna ku yeelan karta mustaqbalka guurka Soomaalida.

Haddaba barnaamijkan Falanqeynta waxa uu ku saabsan yahay dood dhexmaraysa haween Soomaaliyeed oo isugu jira waalidiin iyo dumar kale oo ku nool waddanka Mareykanka, dhawaana ka qeybgalay shir looga hadlayay kaalinta ay dumarku ku yeelan karaan toosinta dhaqanka iyo hogaanka bulshada.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin