Layli: Ma qabtaa maskax olimbik?

Ma leedahay maskax cayaaryahan Olimbik?

Bal ogow haddii aad leedahay maskaxda loo baahan yahay sida dahab loogu guulaysto, mise waxaad tahaytahay qof Oloombigga iskaga riyooda?

Waa inaad u guurtaa browser-kii ugu danbeeyay

Habka

Kediskan waxaa lagu sameeyey wada shaqaynta Dr David Fletcher oo ah khabiir yaqaanna cilmi mafsiga isboortiga oo ka socda Loughborough University. Su'aalaha waxaa loo diyaariyey inay ifiyaan dabeecadaha maskaxda ee muhiimka u ah in guusha ugu sarraysa laga gaaro tartammada isboortiga.