Muqdisho oo lagu maxkamadaynayo Ciidammo AMISOM
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muqdisho oo lagu maxkamadaynayo Ciidammo AMISOM

Magaalada Muqdisho waxaa maxkamad Millatari la hor keenay 17 askari oo kamid ah ciidammada Uganda ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Dacwad oogayaasha maxkamadan millatari ayaa ku eedeyay 17 kan qof oo dhamaantood rag ah in ay sameeyeen xatooyo hanti AMISOM leedahay.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan ayaa joogay dhagaysiga dacwadaasi, warbixintan ayuuna nooga soo diray.