Rio 2016 is barbardhiga cabirka jirka

Browser-kaaga kuma shaqaynayo Halkan ka fiiri sida ay BBC u tabinayso Rio 2016

Sidee loo sameeyey qiimaynta qofka kula midka ah

In ka badan 10,500 oo ciyaartooy oo ka mid ah 11,500 ee websiteka Olimbiga ayaa la isticmaalay.Ciyaartooyda qaar laguma darin,iyadoo dhererkooda,culayskooda iyo da'dooda aysan ku qornayn. Xogta waxaa laga keenay ODF waana sida saxda ah laga bilaabo 8 August.

Is barbardhigga xogtaada iyo tan xogta cayaartoyda ayaa la xisaabiyay ayadoo la adeegsanayo farsamooyin xisaabaad oo la yiraahdo Euclidean distance.

Waxay saamaxaysaa in la xisaabiyo farqiga u dhaxeeya qof istimaalaya websitekan iyo tan dhamaan cayaartoyda. Cayaartoyda uu farqigoodu ugu gaaban yahay marka loo eego qofka ayaa ka dib la barbar dhigaa dhererka iyo culayska qofka.

Haddii in ka badan seddex ciyaartoy ay isku mid yihiin qofka, ka dib waxaa la isticmaalaa tariikhda dhalashada si loo kala saaro.


Qabashada shaqada

Waxaa soo saaray Nassos Stylianou, John Walton iyo Nathan Mercer. Gorfaynta xogta waxaa sameeey Ransome Mpini, naqshadda waxaa sameeyey Gerry Fletcher waxaana horumariyey Luke Ewer iyo Chris Ashton. Hawl dheeraad ah waxaa qabtay Liam Bolton iyo Phil Dawkes