Xildhibaanno Somaliland ka soo jeeda oo qaadacay go'aamadii madasha
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xildhibaanno Somaliland ka soo jeeda oo qaadacay go'aamadii madasha

Xildhibaanno iyo odoyaal ka soo jeeda Somaliland oo Muqdisho ku sugan ayaa ka biyo diiday go'aamadii shalay ka soo baxay shirkii madaxda madasha ee Soomaalida.

Xildhibaannadan ayaa sheegaya in qoondadii gobolada Somaliland ay maqan tahay. Sidoo kale waxay sheegeen inay diidan yihiin tirada gobolada Somaliland laga siiyay aqalka sare.

xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdilaahi oo ka mid ah baarlamaanka Soomaliya kana soo jeeda Somaliland ayuu Cabdirisaaq Xaaji Catoosh waxa uu weydiiyey bal waxa ay qoonsadeen.