Aqoonyahano Soomali ah oo ku shiray London
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Aqoonyahano Soomali ah oo ku shiray London

Aqoonyahano Soomali ah oo isugu jiray rag iyo dumar oo Britain deggan, ayaa ku shiray London. Waxay ka wada hadleen sida ay aqoontooda uga faa'ideyan karaan Soomaliya.