Warbixin: Maqaaxida 'Shaaha Ninka' ee Jigjiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa caan ka ah biibito

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa caan ka ah biibitooyinka shaaha ee ay haweenka maamulaan, kuwaasoo inta badan ah goobo ay bulshada isugu timaado oo lagu shaaheeyo.

Balse waxaa magaaladaasi maqaayad shaah ku leh nin caan ah oo ay dadka Jigjiga u yaqaanaan 'Shaaha ninka', kaasoo kariya kana iibiya shaaha dadka usoo doonta. Weriyaha BBC Cabdulaahi Sheekh Cabdirisaaq oo dhawaan safar shaqo ku tegay Jigjiga ayaa ninkaasi kula kulmay maqaayadiisa, warbixintan ayuuna ka diyaariyay.

Mowduucyada la xiriira