Biyaha caalamka oo laga arrinsanayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Biyaha caalamka oo laga arrinsanayo

Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ka socda shir caalami ah oo looga hadlayo todobaadka biyaha.

Ka qeybgalayaasha shirkan ayaa ka doodaya arrimaha waaweyn ee saameynta ku leh biyaha caalamka, iyo sidii loo wanaajin lahaa ka faa'iideysigooda.

Dr Cabdullaahi Cilmi Maxamed, waa khabiir dhanka biyaha iyo bii'ada ah, waxaana uu ka qeybgalayaa shirkaasi. Khadka telefoonka ee Stockholm ayuu ugu warramay Suheyba Maxamed Badqas.

Mowduucyada la xiriira