Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay joojinta qaadka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay joojinta qaadka

Khaadka ay dowladda federalka hakisay ayaan ka hirgelin gobolada Puntland, iyadoo maamulka uu sheegay in dowladda federalka aysan si gaar ah xor uga aheyn go'aanadaas.

Arintaa iyo amniga guud ee gobolka ayuu ka waramay madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar.