Djibouti: "Ajaanibtu ruqsad shaqo ha qaateen"
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Djibouti: "Ajaanibtu ruqsad shaqo ha qaateen"

Dowladda Djibouti ayaa soo saartay amar cusub oo ay ku wargelinayso dadka ajaanibta ah ee ka shaqeysta dalkaasi in ay muddo 15 cisho ah ku dalbadaan ruqsadda shaqada amaba ay dalka isaga baxaan.

Dowladdu waxa ay arrintan ku sheegtay inay uga gol-leedahay sidii shaqooyinka ay ajaaniibta hayaan ay u buuxin lahaayeen muwaadiniinta Jabuuti ee xirfadda u leh.

Cabdiraxiim Carte oo jooga Jabuuti ayaa faafaahinaya.