Dhageyso: Saaka oo ciid ah maxaa laga doonayaa qofka muslimka ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Saaka oo ciid ah maxaa laga doonayaa qofka muslimka ah

Guud ahaan maanta waxa laga ciidayaa dunida muslimka ciidda la yiraahdo Ciidul adxa iyadoo sanadkan ku dhawaad labo milyan oo muslimiin ah ay gudanayaan waajibaadka xajka.

Waxa jira acmaal looga baahanyahay in ay sameeyaan dadka muslimiinta ah xiliga lagu jiro Ciida, haddaba acmaashaasi waxa noo sharaxaya Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan oo kamid ah culimada magaalada Muqdisho, waxa uuna u waramay weriyaha BBC Ibraahim Maxamad Aadan.

Mowduucyada la xiriira