Dhageyso: sidee loo ilaalin karaa dhaqaalaha loogu talagalay doorashada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: sidee loo ilaalin karaa dhaqaalaha loogu talagalay doorashada

Doorashada Soomaaliya ayaa la filayaa in dhaqaale aad u badan uu ku baxo. qiyaastii 5.8 mliyan oo dollar ayaa la qorsheynayaa, qeyb kamid ah dhaqaalahaasi waxaa la filayaa in musharrixiinta laga qaado.

Laakiin waxaa la is weydiinayaa sidee loola dagaallami karaa musuqa xilligan kala guurka ah.

Hinti dhowrka Soomaaliya Nuur Farax oo nagu soo booqday studiyahan Nairobi ayaan Axmed Xaji Xasan uga warramay, dhaqaalaha la qaadayo musharrixiinta u taagan kuraasta xildhibaanada.